Free Web Hosting Provider - Web Hosting - E-commerce - High Speed Internet - Free Web Page
Search the Web

qaamuuska kooban ee erayada englishka ah

najiib ahmed ibraahim maahmaahyo xul jacayl su'aalo ku sabsan jacaylka  heeso soomaali ah oo qoraal wadnayaasha  saldhiga jacaylka iyo salaamaha dadka is jecel sawiro ubaxyo ah Sheekooyin jacayl ah oo Dhadhan leh 2 qalbi furan Gabayadii cumar c/nuur nuux sawiro iyo tariiqda jaceylka jacaylkaan la dooday FALAQAYNTA ARIMAHA JACAYLKA Jacaylka ka dhaxeeya waalida iyo awlaadiisa DUCO SMS LOVE; qaamuuska kooban ee erayada englishka ah iyo macnahooda shukaansi macaan fadlan ku soo dhawoow bega kaan ah raali kalinta naftaada About



Waa qaamuus (dictionary) yar oo ah ereyo yar yar oo lagu turjumay afka somaliga iyo dhawaaqooda oo sahlan.
ka faaiidayso fadlan, wixii talo ah ee ku saabsan qaybtan (qaamuuska) fadlan noogu soo hagaaji emailkan :mrnajiib@gmail.com
Waad mahadsan tahay.

 

A

 

able
/eybal/ awoodi kara, "eg" i will be able to go bosaso this afternoon.
adapt
/adhaapt/(v) la qabsasho, u barasho "eg" iam trying to adapt the new life.
action.
/akshan/(n) waxqabad, ficil qabasho "eg" the army will take serious actions against the offenders
actor.
/aaktar/(n) jilaaga ninka ah, aflaanta ama riwaayadaha "eg" tom cruise is the best actor in hollywood.
across.
/akroos/(prep).1. ka gudbid; gudub u jarid, dhinac "eg" i was walking across the bridge when the accident happened. (adv)2.wax dhinaca kale saaran sida guri wadada dhinaceeda kale ku yaal "eg" we used to live the building across the street.
actually.
/aakjuwali/(adv) run ahaantii, xaqiiqdii, "eg" Actually, she is not a doctor.
admit
/adhmit/(v)1. qirid, la qirto "eg" he admitted that he committed the crime.(v)2. loo ogolaado, loo yeelo "eg" he was admitted to the meeting.
administration.
/adhministareyshan/(n) Maamul. "eg" the bush administration.
administrative
/adhministreytiv/(n) hawlaha maamulka la xidhiidha "e.g" the administrative work is handled in this office.
administrator.
/administreytar/(n) maamule, isuduwe, ama maareeye. "e.g" iam the stystem administrator.
address.
/adres/(n)(v)1. ciwaan (sida cinwaanka gurigaaga ama shaqadaada ama meesha aad degan tahay). "e.g" did i give you my address. (v)2. khudbad jeedin."e.g" the president addressed the people.
afford.
/afoordh/(v) awoodi kara, yeeli kara. "e.g" i can't afford to pay such a large salary.
age.
/eeyj/(n)1. da' (inta qof jiro). "e.g" she is ten years of age. 2. qof ama wax kaloo da'wayn. "e.g" this building is for the aged people. "e.g" i donot like to talk to aged people.
agency.
/eyjansi/agancies;(n)wakaalad ama wakiil. "e.g" she works for an employment agency.
assist
/assist/(v)caawin ama gar-gaarid, gacan siin. "e.g" She assists her brother with doing hard works.
assistant.
/assistant/(adj)kaaliye ama caawiye "e.g" he is an assistant manager.
assistance
/assistans/(n)caawimaad ama gar-gaar. "e.g" she thanked me for my assistance.
ashtray.
/aashtrey/(n) haash-tariig ama weel yar oo sigaarka lagu damiyo. "e.g" do you have an ashtray?.
although
/ooldoo/(conj) inkastoo. "e.g" although iam sick, i have to go to work.
always.
/oolweys/(adv) had iyo jeer; markasta. "e.g"i always go to library.
also.
/oolso/(adv)weliba ama sidoo kale; isla markaasna. "e.g" Her name is also deeqa.
alone.
/aloon/(adv)keli ama keli ahaansho. "e.g" She wanted to be alone.
                                               
                                       
                                                    www.kaboy.8m.com